Waxa xaley la soo gabagabeeyay koobka horiyaalka Yurub, oo ay ku guuleesatay kooxda Chelsea ee dalka UK, waana markii ugu horeysay ee taarikhda oo kooxdan ay ku guuleesato. Ciyaarta oo ka dhaceysay garoonka kooxda Bayern Munich ee dalka Germalka ee Allianz Arena, waxa xiligii caadiga ahaa ee loogu talagalay iyo waqtigii lagu darayba ay labada koox isku mari waayeen bar bar dhac 1-1 Sida ay saadalinaayeen dadka ciyaaraha falanqeya koobka …Riix Halkaan
DEG DEG: Qasnajigii Shirkadda SKA Ee Lacagta La Goostay oo Lagu Qabtay Garoonka Wajeer
Sida ay xaqiijiyeen saraakiil Kenyaan ah oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee Wajeer waxay ciidamada garoonka gacanta ku dhigeen nin …Riix Halkaan
Shirka Istanbul oo Shuruud Looga Dhigay Natiijada Shirka Odayaasha Dhaqanka Soomaalida iyo Dhameynta Ku Meelgaarka (Warbixin)
yadoo bisha June ee soo socota dalka Turkiga loogu ballansan yahay in lagu qabto shir aad u ballaaran oo arimaha …Riix Halkaan
Madaxweyne Faroole oo khudbad dheer u jeediyay ugu yaraan 40 Wadan safiiradooda iyo Masuuliyiinta ug sareeya Hindiya(Sawir+khudbadii)
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. cabdiraxmaan Sh. Maxamed Faroole ayaa Magaalada New delhi ee wadanka Hindiya wuxuu khudbad dheer ka jeediyay …Riix Halkaan
DEG DEG: Odoyaasha Dhaqanka Ee Ka Socday Puntland Oo Ka Baxaya Shirka Muqdisho Sheegayna Inay Puntland u Laabanayaan
Odoyaasha dhaqanka ee ka socda Puntland ee ka qaybgalaya shirka odoyaasha dhaqanka ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa waxaa la …Riix Halkaan
Dastuurka Cusub: Madaxda Maamul Goboleedyada oo Loo Aqoonsanayo ‘Gudoomiyaal Goboleed’
Nuqulka labaad ee dastuurka qabyo qoraalka Soomaaliya oo dhowaan isbedel lagu sameeyey qodobadiisa ayaa lagu soo daray qodobo cusub oo …Riix Halkaan
Puntland oo sheegtay in Dastuurka qabyo qoraalka ahi uusan ahayn mid u qalma Soomaaliya
Dowladda Puntland ayaa dhaleeceysay Dastuurka qabyo qoraalka ah ee Soomaaliya kaasoo ay muddo koobani ka harsan tahay xiligii aftida loo …Riix Halkaan
in ka badan 400 oo ciidamada Bashar Al asad ah oo ku halaagsamay qaraxyo gilgilay Dimishiq.
Qaraxyo mataana ah oo aad u xoogan ayaa duhurnimadii maanta lagu beegsaday dhismooyin waa weyn oo ay leeyihiin ciidanka Sirdoonka …Riix Halkaan
Wasiirka Dastuurka Iyo Dib U Heshiisiinta Xukuumada KMG: Shirka Odoyaasha Soomaaliyeed Waxaa Ka Qaybgalaya Odoyaal Dhaqameedyo ka Yimid Ka Soomaaliland
Wasiirka Dastuurka iyo deb u heshiisiinta C/rixmaan Xoosha Jabriil ayaa wuxuu sheegay in haatan sidii loogu talagalay uu u socdo …Riix Halkaan
DAAWO SAWIRO: Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Koofur Afrika Iyo Mozambique
Raysal wasaaraha dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladaha Mozambique iyo koofur Afrika. Mr. Jeffrey …Riix Halkaan
Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo Muqdisho kula kulmay wafdiyo ka socday, Qaramada Midoobay, Mareykanka, Midowga Yurub
Muqdisho – Soomaaliya Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta Muqdihso ku qaabilay wafdiyo kala duwan oo ka kala …Riix Halkaan
Dibad-bax Ballaaran oo ka soconayo Xaafadda Eastleigh (Islii) ee Nairobi iyo Goobihii Ganacsi oo gabi ahaan xiran
Nairobi – Kenya Waxaa maanta ka soconayo Xaafadda Eastleigh (Islii) ee magaalada ee Nairobi dibad-bax ballaaran oo ay soo qabanqaabiyeen …Riix Halkaan
Maamulka Punland oo markii ugu horeysay taariiqda laga hirgaliyey ruqsada baabuur wadida oo casri ah (Daawo Muuqaal ahaan)
Maamulka Punland ayaa waxaa la sheegay in markii ugu horeysay taariiqda laga hirgaliyey ruqsada baabuur wadida oo casri ah islamarkaana …Riix Halkaan
Faransiiska oo Madaxweyne Cusub Yeeshay
Francois Hollande oo ahaa musharixii xisbiga hantiwadaaga ee doorashada madaxtinimada kula tartamay Nocolas Zarkosy ayaa hadda si rasmi ah ugu …Riix Halkaan
Dhageyso Sheekh Mahamed Cabdi Umal oo si Kulul u Weeraray Dastuurka Qabyo-qoraal
Sheekh maxamed cabdi umal oo ka mid ah culumada waaweyn ee culumada somaliya ayaa aad uga hadlay dastuurka qabyo qoraalka …Riix Halkaan
DAAWO VIDEO: Shirka Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Ee Soo Xulaya Ergada Ansixinta Dastuurka Oo Maanta Ka Furmay Muqdisho
Goor dhow oo galabnimadii maanta ah ayaa waxaa xarunta Iskoolo buluusiyo ee magaalada Muqdisho ka furmay si rasmi ah …Riix Halkaan
Qaar ka tirsan Madaxda Dhaqanka Somaliland oo Afduub ku Tilmaamay Go’aanno ay Xukuumadda ay soo saartay
Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ee Bariga Hargeysa ayaa si kuluul u cambaareeyay sidii ay Xukuumaddu ula dhaqantay Guddoomiyaha …Riix Halkaan




















